Bulshada Caafimaad

Miyaa Muus lagu muday dhiig HIV leh?

Waxa baryahan dambe ku wareegayey shabakadaha facebook, whatsapp iyo kuwa kale oo badan, in suuqyada caalamka lasoo geliyey Muus lagu muday dhiigh leh cudurka HIV. Wadamada Muuska lagu sheega waxa ka mida Maraykanka, Ustaraaliya, Igland iyo kuwa kale. Sheegasho:  Muus lagu muday dhiigh HIV leh ayaa la soo galiyay suuqyada caalamka. Natiijada: Been Su’aasha dad badani […]

Bulshada Sharciga

Trump miyuu u ogalaaday inay dadka itoobiyaanka ahi Fiise la’aan ku galaan Maraykanka?

Boggaga faafiya wararka beenta ah ayaa sheegay in madaxweynaha dalka Maraykanku uu saxeexay sharci u ogalaanay dadka u dhashay wadamada Itoobiya, Gaana, iyo kuwa kale oo badani ay fiisa la’aan kusoo geli karaa wadanka Maraykanka. Sheegasho: Dadka u dhashay dalalka Itoobiya, Gana iyo kuwa kale waxay dalka Maraykanka ku geli karaa fiise la’aan. Natiijada: Been 7 Janaayo […]